Xog aruurintaan waa qayb ka mid ah Mid-Ohio Regional Planning Commission (MORPC) iyo taxanaha Leaders Listen ee The Columbus Dispatch, oo ah xog aruurino gaagaaban oo lagu ururiyo ra'yiga dadweynaha kuwaas oo xubnaha bulshada Central Ohio ku martiqaada inay fikradahooda ka dhiibtaan mowduucyo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta bulshada. Fadlan buuxi xog aruurintaan si aad fikradahaaga uga dhiibato arrimaha iyo fursadaha la xiriira gaadiidka, guryaha, horumarinta dhaqaalaha, iyo waaritaanka ee saameeya gobolka.
MORPC waa gole goboleed oo ka kooban in ka badan 95 dawlado hoose iyo la-hawlgalayaal bulsho oo ku kala baahsan 15 degmo. MORPC waxay bixisaa falanqayn xogeed oo aan dhinac siyaasadeedna u xaglin, agab bulshada loogu talagalay iyo qorshayn mustaqbalka fog ah.