Macluumaadka

 
11% of survey complete.
Agaasimaha cusub ee iskuulladu wuxuu isku-dubaridey xubno isbeddel doon ah oo ka kooban 47 xubnood, kuwaas oo isugu jira waalidiin, macallimiin, maamuleyaal iyo khubaro waxbarasho oo isaga kala yimid dalka oo idil si ay ugala taliyaan nashqada qorshaha istiraatiijka ah ee cusub. Mid ka mid ah afarta guddi hoosaad ee xubnuhu waxay diirada saarayaan iskuullada soonahaaga ka baxsan.

Guddi hoosaadku waxay jecelyihiin in helaan aragtida waalidiinta iyo masuuliyiintu ka qabto iskuullada soonahooda ka baxsan si ay ugu gudbiyaan Dr. Joseph. Waxaanu aad u jeclaan lahayn inaad xog ururintan noogu soo gudbisid aragtidaada.

Waxaanu rabnaa inaad ka jawaabid su'aalahan loogu talagalay mid ka mid ah caruurtaada, inkastoo aad markale kaga qaybgeli kartid xog-ururinta haddii aad rabtid hal ilmo ka badan.

Macluumaadka lagu uruuriyo halkan waxay noqon doontaa mid dahsoon. Waxaanu kaaga mahadcelinaynaa ka qaybgalkaaga!

T