U sheeg Minneapolis Fed xaaladaha ganacsigaagu hadda ku jiro!

Minneapolis Fed ayaa mas'uul ka ah la socodka xaaladaha dhaqaale ee degmada sagaalaad, Geegaan ay ku jiraan Minnesota, North Dakota, South Dakota, Montana, waqooyi-galbeed Wisconsin, iyo Michigan's Upper Peninsula
 
Waxaan iskaashi la samaynaa kooxaha ganacsiga iyo dhaqaalaha si aan u maqalno jawaab celintaada xaaladaha taagan. Macluumaadkani waxa uu ka caawinayaa in Minneapolis Fed iyo la-hawlgalayaashayada maxalliga ah ay fahmaan saamaynta uu dhaqaaluhu ku yeelanayo ganacsigaaga ama ururkaaga waxayna noo ogolaanaysaa inaanu qiimayno xaaladaha dhaqaale ee wakhtiga dhabta ah.
 
Fadlan qaado 7 daqiiqo si aad uga caawiso in aad ogeysiiso dhagaystayaashan ballaadhan xaaladaha dhaqaale ee hadda jira. Dhammaan jawaabaha waa qarsoodi. Si loo ogaan sirtaada, fadlan ha ku darin wax macluumaad is-aqoonsi ah faallo kasta. Natiijooyinka waxaa lala wadaagaa dadweynaha guud ka dib marka sahanka la xiro.
 
Waad ku mahadsan tahay waqtigaaga iyo fikradaha qiimaha leh. Labadaba aad ayaa lagaaga mahad celinayaa.
 
Haley Chinander
haley.chinander@mpls.frb.org

Question Title

* 1. Gobolkee ayuu ku yaal ganacsigaagu ama ururkaagu?

Question Title

* 2. Waa maxay zip koodka ganacsigaaga ama ururkaaga?

Question Title

* 3. Qaybtee ayay shirkaddaadu ama ururkaagu ka ganacsadaa?

Question Title

* 4. Dakhliga: Fadlan qiyaas isbeddelada dakhliga guud ee xilliyada soo socda:

  Hoos u-dhac wayn   Hoos u Dhac Dhexdhexaad ah.       Badanaa Siman Korod Dhexdhexaad ah Korodh Aad ah
Rubuca ugu dambeeyay marka loo eego rubucii ka horeeyay.
Rubuca ugu dambeeyay marka loo eego sam rubuci sanadkii hore.        
Rajada laga qabo rubuca hadda marka la barbar dhigo isla rubucii sanadkii hore.

Question Title

* 5. Faa'iidooyinka: Fadlan qiyaas isbeddellada macaash doonka ee xilliyada soo socda:

  aad u hooseeya Xoogaa hooseeya yara hooseeya ama Aan is badalin xoogaa sareeya Aad u sareeya
Rubuca ugu dambeeyay marka loo eego rubucii ka horeeyay.
Rubuca ugu dambeeyay marka loo eego sam rubuci sanadkii hore.        
Rajada laga qabo rubuca hadda marka la barbar dhigo isla rubucii sanadkii hore.

Question Title

* 6. Samaynta kharashaadka raasamaal ee Caqabadda: Marka laga reebo baahida macaamiisha, waa maxay labada caqabadood ee ugu waaweyn ee hortaagan awooddaada hawleed iyo wax soo saar? (Fadlan calaamadee laba sanduuq oo keliya)

Question Title

* 7. Isbeddellada shaqaalaha:  Fadlan qiyaas isbeddellada heerarka shaqaalaynta ee shirkaddaada, iyo sidoo kale filashada mustaqbalka ee shaqaalaha la filayo.

  aad u hooseeya Xoogaa hooseeya       yara hooseeya ama Aan is badalin xoogaa sareeya Aad u sareeya
Heerka Shaqaalaha hadda marka la barbardhigo 3 bilood ka hor
sbeddelka shaqaalaha Marka la barbardhigo 3 bilood ka hor
Heerarka shaqaale ee la filayo 6 bilood gudahood marka loo eego shaqaale hadda

Question Title

* 8. Heerarka shaqaalaynta: Fadlan caddee tirada shaqaalaha waqti buuxa ka shaqeeya shirkaddaada.

Question Title

* 9. Baahida shaqada: Marka la eego dalabka shaqaaleysiinta, shirkaddaadu miyay samaynaysaa mid ka mid ah kuwan soo socda (Calaamadee dhammaan ku khuseeya)

Question Title

* 10. Helitaanka shaqaale: Haddii aad shaqaalaysiinaysid, sidee baad u qiimayn lahayd awoodda hadda la joogo si aad u hesho oo aad u shaqaalaysiiso shaqaale muhiim ah?

Question Title

* 11. Shaqaalaysi: Waa maxay caqabada ugu wayn ee aad kala kulanto helida shaqaale cusub?

Question Title

* 12. Falcelinta suuqa shaqada: Maxay shirkaddaadu samaysay lixdii bilood ee la soo dhaafay, haddii ay jiraan, si aa u soo jiidato ama u sii haysato shaqaalaha? (Calaamadi dhammaan kuwa khuseeya)

Question Title

* 13. Mushaharka: Fadlan sharax isbeddelada dhow ee celceliska mushaharka shaqaale kasta oo ka tirsan shirkaddaada iyo isbeddellada mustaqbalka ee la filayo.

  Dhimista Mushaharka (qayb kasta) Inta badan siman (+/-1%) Korodhka 1-3% Korodhka 3-5% Korodhka>5%
Marka la barbardhigo 12 bilood ka hor
Marka la barbardhigo 12 bilood ka hor

Question Title

* 14. Sicirrada: Sideed u qeexi lahayd heerarka qiimaha hadda marka la barbar dhigo bishii hore?

  aad u hooseeya Xoogaa hooseeya yara hooseeya ama Aan is badalin xoogaa sareeya Aad u sareeya
Qiimaha jumlada ee iibiyaha
Qiimaha tafaariiqda ee macaamiisha

Question Title

* 15. Sicirrada: Sideed ku qeexi lahayd heerarka qiimaha hadda marka la barbar dhigo isla wakhtigaas sannadkii hore?

  Ka hooseeya >10% Ka hooseeya 5-10% Ka hooseeya 1-5%           Badiya siman  (+/- 1%) Ka sarreeya 1-5% Ka sarreeya 5-10% Ka sarreeya >10%
Qiimaha jumlada ee iibiyaha
Qiimaha tafaariiqda ee Macaamiisha      

Question Title

* 16. Heerarka dulsaarka: Sideed u qeexi lahayd saamaynta dulsaarka hadda jira ku leeyahay hawlaha ganacsigaaga?

Question Title

* 17. Silsiladda sahayda: Sideed u qeexi lahayd isbeddel kasta oo ku yimaadda awoodda shirkaddaada si ay u hesho sahayda muhiimka ah ee hawlgalladaada lixdii bilood ee la soo dhaafay?

Question Title

* 18. Rajooyinka mustaqbalka: Maxay yihiin waxyaabaha laga filayo ganacsigaaga lixda bilood ee soo socda?

Question Title

* 19. Fadlan xaddid dhammaan kuwa khuseeya lahaanshaha shirkaddaada:

T